November 15, 2020 – Waxaan mar kale booqanay Xarunta Waxbarashada Agoonta Afrah – Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan – Isbortiguna Waa Caafimaadka Barkiis. Waxaan geynay Boogaag iyo Qalab Isboorti.

Mahad Balaaran waxaan u direynaa shaqsiyaadkii kaqeyb qaatay. Fadlan Ka Qeyb Qaado Caawinta Agoonta!