Deeq isugu jirto agab isboorti iyo buugaag

Deeq isugu jirto agab isboorti iyo buugaag

November 15, 2020 – Waxaan mar kale booqanay Xarunta Waxbarashada Agoonta Afrah – Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan – Isbortiguna Waa Caafimaadka Barkiis. Waxaan geynay Boogaag iyo Qalab Isboorti. Mahad Balaaran waxaan u direynaa...